gurbaan
(m.l)

ld durbaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurbaan

durbaan [m.l] (-nno, m.dh)
(muus.) Qori xordan oo labadiisa af harag khafiif ahi ku dahaaranyahay oo ciyaaraha loo tumo, cod weynna bixiya. ld gurbaan.

turbi [m.l]
1. Gurbaan yar. 2. T. ah: qof xoog badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg