gurbood
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Dhallaan; carruur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurbood

yuruuruc [m.l]
Koox ubad ah oo yaryar; carruur; gurbood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg