gurdan
(m.l)

1. Sharqanta ka yeerta orodka fardaha iwm. 2. ld gurdamid.

gurdan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Fardo iwm gurdan samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurdan

gurdamid [m.f.dh]
eeg gurdan². ld gurdan¹.

gurdanraac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan.

gurdanraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Iyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid.

gurdanraacid [m.f.dh]
eeg gurdanraac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg