gurdanraac
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

G. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan.

gurdanraac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Iyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurdanraac ↴

gurdanraacid [m.f.dh]
eeg gurdanraac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg