gurdanraacid
(m.f.dh)

eeg gurdanraac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurdanraacid ↴

gurdanraac [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan.

gurdanraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Iyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg