gurdowalaaq
(m.l)

Orgi aan gaarin da'dii uu riyaha ku rimin lahaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurdowalaaq

gurdowalaaqnimo [m.dh]
Gurdowalaaq ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg