gure
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

1. Qarsin. 2. Fandhaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gure ↴

daadguree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Wax badan meel si degdeg ah uga qaadid. 2. Wax iyadoo meel kale la geynayo halis ka badbaadin.

dalaaf [m.l]
1. D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo. 2. D. ah: ceel biyihii ka gureen. 3. ld dalaafid.

dibugguree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
ld dibugguryee.

farfar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dix biyo ka gureen iwm qodqodid. ld faarfaar².

goof [m.l] (-faf, m.l)
1. Beer gabowday oo aan badar ka baxayn. 2. Ceel, webi, tog iwm oo biyihii ka gureen. 3. G. ah: god indhood oo ishii ka maqan. 4. G. ah: qof aan caqli badan lahayn.

guranyo [m.l]
Geedka diirta marka uu laba dhegood dhaafo oo laanna uusan weli yeelan. ld gureeyo.

gurayn [m.f.dh]
eeg guree.

guree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Gaadiid guro u sameyn.

gureeyo [m.dh]
Geedka digirta marka uu laba dhegood dhaafo laamana uusan weli yeelan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg