gureeyo
(m.dh)

Geedka digirta marka uu laba dhegood dhaafo laamana uusan weli yeelan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gureeyo

guranyo [m.l]
Geedka diirta marka uu laba dhegood dhaafo oo laanna uusan weli yeelan. ld gureeyo.

guree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
Gaadiid guro u sameyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg