gureyo
(m.dh)

Naag gacanta bidixda uga isticmaal badan gacanta midigta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gureyo

gure [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
1. Qarsin. 2. Fandhaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg