gurgur
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

1. Aqal Soomaaliga inta aan qoriga iyo rarada ahayn. 2. Awr hayin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurgur

gurgurshaa [m.l]
Rati xoog leh, hayin ah oo gurgurka iyo maxasta la saaro. ld gurgurshe.

gurgurshe [m.l]
ld gurgurshaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg