gurguurad
(m.l)

ld gurguurasho.

gurguurad
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

G. ah: ilmo marxaladdii fadhiga iyo istaagga u dhexeeya oo jilbaha iyo labada gacmood ku socda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurguurad

gurguurasho [m.f.dh]
eeg gurguuro. ld gurguurad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg