guri-kuhar
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective) (-ryo, m.dh)

Dad iyo duunyo inta jilicsan oo aan ka fogaan karin guriga hareerahiisa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guri-kuhar

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg