guridambays
(m.l)

Carruur isku hooyo ah kan ugu dambeeya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guridambays

cirrannuug [m.l]
Yaraan; guridambays; sug.

guridambaysnimo [m.dh]
Guridambays ahaansho.

sug [m.l]
Yaraan; guridambays; cirrannuug.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg