guriggal
(m.l)

ld guriggelid.

guriggal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)

Laba qof oo isguursaday markii ugu horraysay si rasmi ah guri u wada gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guriggal

guriggelid [m.f.dh]
eeg guriggal². ld guriggal¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg