gurijoog
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

1. Haweeney aqalkeeda ka shaqaysa oo aan shaqo kale lahayn. 2. Xayawaanka dadka la nool, sida bisadda eeyga iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurijoog

xayeeshi [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nafley gurijoogto, caato ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg