gurmaggoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ooyay, -ooysay)

Geed iwm salka ka goyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurmaggoo

gurmaggoyn [m.f.dh]
eeg gurmaggoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg