gurracan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cmay, -cantay; -cmi)

Wax la gurracay noqosho.

gurracan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

Wax la gurracay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurracan

bi'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hoog iyo dhibaato gaarsiin; hoojin, beleyn. 2. Hawl, arrin iwm. si gurracan u fulin. 3. “Ka bi'i”: wax meel ku yaal ka tirid; baabi'i..

gurracmid [m.f.dh]
eeg gurracan¹.

gurracnaan [m.f.dh]
eeg gurracan². ld gurracnaansho.

gurrac [m.l]
Qallooc; dabcixumo.

gurrac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Wax qalloocin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg