gurran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof adeegsiga gacanta bidix ku badsada ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurran

gurranaan [m.f.dh]
eeg gurran. ld gurra- naansho.

gurranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gurranaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg