gurree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -reysay)

Ilmo yar niyadda laga dilay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gurree

gurreyn [m.f.dh]
eeg gurree.

hangaggurree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -reysay)
1. Canaan kulul cid u jeedin. 2. Qof si sir ah u waxyeellayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg