guryan
(m.l)

Hadal badan oo aan murti lahayn. ld duryan¹.

guryan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Hadal badan oo aan murti lahayn dabeebasho. ld duryan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guryan

duryan [m.l]
ld guryan¹.

duryan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
ld guryan².

guryamid [m.f.dh]
eeg guryan². ld duryamid.

guryannoqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qotay)
Xero laga soo guurey u noqosho (xoolo).

guryannoqod [m.l]
ld guryannoqosho.

guryonnoqosho [m.f.dh]
eeg guryannoqo. ld guryannoqod.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg