guryannoqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qday, -qotay)

Xero laga soo guurey u noqosho (xoolo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guryannoqo

guryannoqod [m.l]
ld guryannoqosho.

guryonnoqosho [m.f.dh]
eeg guryannoqo. ld guryannoqod.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg