guubaabin
(m.f.dh)

eeg guubaabi. ld guu-baabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guubaabin

boorri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ku b.: cid hawl qabashadeda ku guubaabin.

caraadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof dagaal ku guubaabin.

guhaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof ka caraysiin. 2. Qof guubaabin.

guubaabo [m.dh]
Hadal loo jeediyo cid la rabo inay arrin ku tallaabsato. ld guubaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg