guube
(m.l)

Xuub weyn xab ka buuxo oo ka soo horreeya ilmaha dhalashadiisa (geel). ld gube.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guube

gube [m.l]
1. Maddane. 2. ld guube.

guubi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Hal dhalaysa guube keenid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg