guubi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Hal dhalaysa guube keenid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guubi

guubin [m.f.dh]
eeg guubi. ld guubis.

guubis [m.l]
ld guumis.

guumis [m.l] (-syo, m.dh)
Rati qaalin ugubi ku curatay. ld guubis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg