guudaan
(m.l)

Nooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh.

guudaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

Geel guudaan haya ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guudaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg