guudmar
(m.l)

ld guudmarid.

guudmar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Hadal duuban oo kormar ah ku hadlid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guudmar

duudduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².

guudmarid [m.f.dh]
eeg guudmar². ld guudmar¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg