guulaamee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-meeyay, -meysay)

Daruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guulaamee

guulaameyn [m.f.dh]
eeg guulaamee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg