guulaamo
(m.dh)

1. Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa. 2. Qiiq si xoog leh isu qabsaday. ld guuleeto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guulaamo

guuleeto [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld guulaamo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg