guulallow
(m.l)

Welwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato ku soo fool leh.

guulallow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Dhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guulallow

guulalloobid [m.f.dh]
eeg guulallow².

guulallowsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax guulallow hayo ahaansho (qof).

guulallowsanaan [m.f.dh]
eeg guulallowsan. ld gulallowsanaansho.

guulallowsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld guulallowsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg