guulallowsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax guulallow hayo ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guulallowsan ↴
guulallowsanaan [m.f.dh]
eeg guulallowsan. ld gulallowsanaansho.
guulallowsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld guulallowsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg