guuleeto
(m.dh) (-ooyin, m.l)

ld guulaamo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guuleeto

guulaamo [m.dh]
1. Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa. 2. Qiiq si xoog leh isu qabsaday. ld guuleeto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg