guumeys
(m.l)

Nin da'weyn oo aan weli guursan.

guumeys
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

Shimbir ka mid ah shimbiraha habeenkii ugaarsada oo leh madax ballaaran iyo indho waaweyn oo baalal adagi ku xariiranyihiin.

guumeys
(m.dh)

Gabar inannimo ku weynaatay oo aan la guursan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guumeys

coon [m.dh] (-oomo, m.l)
1. Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan. 2. Gabar da'weyn oo aan la guursan; guumeys.

guumeysoobid [m.f.dh]
eeg guumeysow.

guumeysow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Gummeys noqosho (haweenay).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg