guunguun
(m.l) (-nno, m.dh)

Biito; nooc ciyaar caruureed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guunguun

biito [m.dh]
Ciyaar-carruureed fadhiga lagu dheelo, oo inta lugaha la fidiyo, wax la tiriyo oo qofka ay tiradaasi ku dhammaato lugihiisa mid laabo; guunguun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg