guuntoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Neef dheddig, lab orgeeya waayid. ld guuntow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guuntoo

guuntoobid [m.dh]
ld guuntood.

guuntood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg guuntoo. ld guuntoobid.

guuntow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld guuntoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg