guunyo
(m.dh)

ld guuyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guunyo

guuyo [m.dh]
1. Maal, xoolo. 2. Nooc sagaarada ka mid ah. 3. Nafley gaaban oo tabar yar. ld guunyo.

guun [m.l/dh.kh]
Qof fil weyn oo aan da'du ka muuqan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg