guurays
(m.l)

ld guurayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guurays

guurayn [m.f.dh]
eeg guuree. ld guurays, guureggelid.

guuraysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley habeen wadid. ld guureggeli.

guuraysiin [m.f.dh]
eeg guuraysii. ld guureggelin.

guureggeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld guuraysii.

guureggelin [m.dh]
ld guuraysiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg