guurdoon
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. Qof in uu guursado diyaar u ah. 2. Qof gaaray da'dii lagu guursan lahaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guurdoon

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg