guurow
(m.l)

Qayb ka mid ah maansada oo gabayga la miisaan ah.

guurow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Guurow tirin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guurow

guuroobid [m.f.dh]
eeg guurow².

guur [m.l]
1. Xiriir mideynaya nin iyo naag ayadoo wada noolaanshahooda lagu saleynayo heshiis sharciyeysan oo dammaanad u ah xaas inuu unkamo. 2. Meel la degganaa ka tegid (cid, reer, dad).

guur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Reer meel uu degganaa ka guurid, ayadoo uu meel kale degayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg