guurree
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-reeyay, -reysay)

1. (f.g) Cid hagardaamayn. 2. (f.mg) Rucleyn (orod).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guurree

guurreyn [m.f.dh]
eeg guurree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg