guursasho
(m.f.dh)

guurso. ld guursad, guursi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guursasho

qaado [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aatay, -aadatay)
1. Wax meel yiil meel kale geysasho. 2. Wax milkintooda la wareegid. 3. Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.

aroos [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-say, -stay)
1. (f.g) Laba qof oo isguursaday xaflad iyo damaashaad samayn. 2. (f.mg) Nin, naag guursasho.

bilcan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Bilcan ka dhigid; guursasho.

dumaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Naag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.

guursad [m.l]
ld guursasho.

guursi [m.l]
ld guursasho.

labbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1]
1. Dad badan ama waxyaalo badan, qof ama wax ka doorasho. 2. Qof la soo bixid. 3. Gabar guursasho.

nikaaxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Naag nikaax ku xirasho (nin). 2. Naag, nin guursasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg