guursimo
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

G. ah: naag ku jirta ayaamihii hore ee guurka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guursimo

guursi [m.l]
ld guursasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg