guuto
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective) (-ooyin, m.l)

1. Qaybaha ciidamadu u qaybsanyihiin mid ka mid ah oo gaasna ka yar, ururna ka badan. 2. Dad badan oo wadajira.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guuto

abbaanduule [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye-xigeenka gaas, guuto, qayb iwm ee ciidamada. ld ammaanduule.

faragguuto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Wax yar oo far iyo suul lagu qaadi karo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg