haftibbax
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Xiiqid la'aanta nafleydu gaarto markay muddo oroddo kaddib. ld haftabbax¹.

haftibbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

Nafley heer aanay xiiqayn gaarid, markay muddo orodday kaddib. ld haftabbax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haftibbax

haftabbax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld haftibbax¹.

haftabbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld haftibbax².

haftibixid [m.f.dh]
eeg haftibbax². ld haftabbixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg