hafto
(m.dh)

Daal aan lala ordi karin, markay nafley muddo orodo kaddib; neeftuur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hafto

haftoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Xiiqid ama xuurto dareemid.

haftood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg haftoo.

haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
1. Wax, wax kale ku qaldid. 2. Wax halmaamid.

haf [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo hafidda.

haf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Cunto boobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg