hagaagsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax wanaagsan ama toosan ahaansho. 2. Ku h.: Wax, wax ku habboon ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagaagsan

camandulle [m.l]
Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn. ld camandulleyn.

camandullee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Farsamo, si aan hagaagsaneyn u sameyn.

habboon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax hagaagsan ahaansho. 2. Ku h.: Wax, wax ku fiican ahaansho. ld habban.

hagaagsanaan [m.f.dh]
eeg hagaagsan. ld hagaagsanaansho.

hagaagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hagaagsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg