hagaagso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax si toosan ama wanaagsan ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hagaagso

hagaagsasho [m.f.dh]
eeg hagaagso.

hagaag [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Oogada dadka inteeda hore; soojeed. 2. H. ah: toos; wanaag; sax. 3. ld hagaagid.

hagaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax sidii laga rabay noqosho. 2. Ka h.: wax ama meel ka tegid. 3. Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg