hayeeshee
(Xiriiriye | Conjunction)

Saas ay tahay; laakiin. ld ha'ahaatee, hase ahaatee, haseyeeshee, yeel(4).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hayeeshee

ha'ahaatee [xi]
ld hayeeshee. hayeeshee

hase ahaatee [Xiriiriye | Conjunction]
ld hayeeshee.

jir [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Meel ku maqnaansho. 2. (f.g) Nafley iwm mudda noolaan. 3. (f.g) Wax sugnaantooda hubid. 4. (f.mg) La j.: xoolo ilaalin. 5. (f.mg) La j.: cid la socosho ama la joogid. 6. Jirtoo: waa yahay ee... Tus. “Naahoy, jirtoo hadduu aabbahaa dhul kala dillacay isku kabi karayo waa nin rag ah, hayeeshee aniga meesha aabbahay joogo dhulkuba kama kala dillaaco!”. 7. Iska j.: Ka digtoonow! 8. Shay intuu ka fogyahay shay kale.

haseyeeshee [Xiriiriye | Conjunction]
ld hayeeshee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg