hubayn
(m.f.dh)

eeg hubee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hubayn

aaladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
1. Wax qalabeyn. 2. Wax qurxin. 3. Ciidan hubayn. 4. Cunto si ay caraf iyo dhadhan u yeelato geedo ku darid.

salabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Cid hubayn. 2 Wax xaaqid. 3. Wax galayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg