hubkadhigid
(m.dh)

Qaadidda cid hub laga qaado.

hubkadhigid
(m.dh)

(siyaa.) Dhimid, ama joojinta isticmaalidda hubka.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hubkadhigid

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg