hubqaad
(m.l)

1. (-dyo, m.l) Fil lagu dagaal geli karo oo la gaaro. 2. Qaab dharka loo xirto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hubqaad

hubqaadasho [m.dh]
Diyaar garowga iyo qalab uruursiga cid dagaal geli rabta ay samayso. ld hubqaadid.

hubqaadid [m.dh]
ld hubqaadasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg